Madaxweyne Deni oo ka hadlay geerida Marxuum Ismaaciil Diiriye Gama’diid

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay Geerida Wasiirkii Degaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland Ismaaciil Diiriye Gama’diid oo goor dhoweyd caabuqa Covid-19 ugu geeriyooday Muqdisho. “Anigoo ku hadlaya magaca Dowladda, kan Shacabka Puntland & keygaba, waxaan ka tacsiyaynayaa Geerida Wasiirkii Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland Ismaaciil Diiriye Gama’diid” ayuu yiri Madaxweyne … Continue reading Madaxweyne Deni oo ka hadlay geerida Marxuum Ismaaciil Diiriye Gama’diid